Friday, March 27, 2020

Soomaaliya: Qofkii saddexaad oo laga helay Coronavirus

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in qofkii saddexaad oo Muqdisho ku sugan laga helay cudurka Coronavirus, ee dunida ku faafaya.

from VOA https://ift.tt/2QQd5gG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment