Wednesday, March 25, 2020

Somaliland oo sheegtay inay xireyso xuduudaheeda

War ay maanta soo saareen guddida Somaliland u qaabilsan u diyaargarowga iyo ka hortaga xanuunka Coronavirus ayay ku shaaciyeen go'aano ka kooban lix qodob, iyagoo bulshada reer Somaliland ku adkeeyey inay ka taxadaraan xanuunkan islamarkaana ay raacaan fariimaha la bixinayo.

from VOA https://ift.tt/2UEXDoA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment