Saturday, March 28, 2020

Soomaali ku Dhibaateysan Libya

Dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Libya ayaa u sheegay Idaacadda VOA in ay ku dhibaateysan yihiin magalada Tripoli ee caasimadda dalkaasi. Waxa ay tilmaameen  in muddo  saddex bilood ah ay ka sugayeen in  Hay,ada Socdaalka ee IOM ay dib ugu celiso Soomaaliya balse aanay taasi dhicin. Wariyaha VOA ee Hargeysa, Khadar Maxamed Cakule ayaa warkan noo soo diray.      

from VOA https://ift.tt/39lc1Yp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment