Tuesday, March 31, 2020

Al-Shabaab oo toogtay lix nin oo ay ku sheegeen 'basaasiin'

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sheegay inay magaalada Buu'aale ku toogteen lix nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsan yihiin "basaasiin".

from VOA https://ift.tt/2WWPDSL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment