Intee le’eg tahay awoodda Somalia kula tacaali karto Coronavirus?
Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka hadleysa awoodda ay Soomaaliya kaga hortagi karto cudurka Coronavirus, oo maanta la xaqiijiyey inuu ku dhacay qofkii saddexaad oo Muqdisho ku sugan.
No comments:
Post a Comment