Saturday, March 28, 2020

Xayiraaddii Wuhan oo la Khafiifiyey

Magaalada Wuhan ee Shiinaha, oo ah halka uu markii ugu hoorreysay ka dillaacay cudurka coronavirus, ayaa bilaawday Sabtida maanta ah iney qaado xayiraaddii muddo laba bilood ah saarneyd magaalada.

from VOA https://ift.tt/3aqNJxx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment