Sunday, March 29, 2020

Gantaallo lagu tuuray Sacuudiga

Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in nidaamkeeda difaaca cirka uu ka hortagay gantaallo nuuca baalistiga ah oo looga soo tuuray dhinaca dalka Yemen.

from VOA https://ift.tt/3dAciKp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment