Coronavirus wuxuu Mareykanka ku dili karaa 200,000 oo qof - Dr. Fauci
Saynisyahan sare oo Mareykan ah, Dr. Anthony Fauci ayaa soo saaray saadaalin taxaddar uu la socdo oo ah in cudurka coronavirus uu dalka Mareykanka ku dili karo dad gaaraya 200,000 oo qof.
No comments:
Post a Comment