Tuesday, March 24, 2020

Madasha Xisbiyada: "Isku day weerar ayaa lagu soo qaaday hoyga Shariif"

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay inay dhalleecaynayaan isku-day ay madashu sheegtay inuu muuqday weerar gaadmo ah oo qorshaysan oo ciidamo hubaysan ay ku hareereeyeen xarunta Madasha iyo hoyga guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran mudane Shariif Sheekh Axmed.

from VOA https://ift.tt/2UCtFl6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment