Monday, March 30, 2020

Dowladda Somalia oo amartay in la xiro goobaha barasahada diinta

Dawladda Soomaaliya ayaa amartay in la xiro goobaha barasahada diinta sida dugsiyada iyo mowlacyada, taasi oo qeyb ka ah dadaallada ay dowladda uga hortageyso faafitaanka cudurka Coronavirus.

from VOA https://ift.tt/33YiffH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment