Monday, March 30, 2020

Bandhigga VOA: Aragtida iyo kaalinta Culimada ee Coronavirus?

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida ay culimada Soomaaliyeed u arkaan cudurka Coronavirus ee kusii faafaya caalamka, iyo kaalintooda ku aadan sida ay bulshada ugala hadli karaan cudurkan. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.  

from VOA https://ift.tt/2wLNuhW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment