Friday, March 27, 2020

Faaqidaadda: Saameynta Coronavirus ee dalalka Islaamka

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay saameynta cudurka Coronavirus uu ku yeeshay dalalka Islaamka. Waxaa Qaahira noogu soo diyaariyay wariyahayaga Xuseen Saxnuuni.    

from VOA https://ift.tt/33RLBwc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment