Saturday, March 28, 2020

Somaliland: G. Wiilada Somaliland oo Diiday Xubnaha Mucaaradka ee G. Doorashada

Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta fadhi uuu yeeshay waxa ay uga doodeen labadii xubnood ee axsaabta mucaaradku ay u soo xusheen in ay ka mid noqdaan Gudidda Doorashooyinka ee Cusub. Golaha ayaa dood ka dib diiday in ay ansixiyaan  labadaasi xubnood matalaya axsaabta mucaaradka ah. Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.    

from VOA https://ift.tt/3dzd3U4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment