Ra'iisul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga helay cudurka Coronavirus, sida uu ku xaqiijiyey qoraal uu soo saaray, wuxuuna sheegay inuu is-geliyey go'doon iskiis ah, balse uu sii wadi doono inuu hoggaamiyo jawaabta ay dowladda ka bixineyso faafitaanka cudurkan.
from VOA https://ift.tt/39ttjmw
via IFTTT
No comments:
Post a Comment