Monday, March 30, 2020

Tirada kiisaska Coronavirus ee caalamka oo dhaaftay 700,000

In ka badan 700,000 oo ah kiisas la xiriira cudurka Coronavirus ayaa laga xaqiijiyey caalamka, tan iyo markii uu billowday faafitaanka caalamiga ah ee fayruskan, sida ku cad tiro ururin ay sameysay wakaaladda wararka ee AFP.

from VOA https://ift.tt/2JBQjoV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment