Sunday, March 29, 2020

Sarkaal ka Tirsan Waaxda Canshuuraha oo lagu Dilay Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa subaxnimadii maanta waxay toogasho ku dileen Caynab Maxamed Dunge oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalinta canshuuraha ee gobolka Bari, xili uu ku sugnaa goob lagu shaaheeyo oo ku taalla afaafka hore ee laga soo galo magaalada Boosaaso.

from VOA https://ift.tt/2JpcxKE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment