Inta badan shaqaalaha u shaqeeya dowladda federaalka Mareykanka, kuwa dowladaha gobollada iyo shaqaalaha shirkadaha gaarka loo leeyahayba ayaa lagu amray iney guryahooda ka soo shaqeeyaan oo aysan iman xarumohooda shaqada. Talaabadan ayaa ah mid looga dan leeyahay in lagu yareeyo faafista cudurka coronavirus. Hase ahaatee hay'adaha ammaanka qaabilsan iyo khubarada ammaanka internetka ayaa ka digaya in tallaabadan ay keeneyso khatartii ugu adkeyd ee dhanka weerarada internet-ka ee cyber-attacks loo yaqaano. Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo diyaariyey Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
from VOA https://ift.tt/39mhDSr
via IFTTT
Thursday, March 26, 2020
Halista Ammaanka Internet-ka ee la socota Coronavirus
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment