Madasha Xisbiyada 'oo ku midoobaya' hal xisbi siyaasadeed
Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegay inay isku raaceen inay ku midoobaan hal xisbi siyaasadeed kadib shir socday shan maalmood oo ay ku yeesheen magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
No comments:
Post a Comment