Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareysi uu siiyey VOA uga hadlay xiisadda ka taagan xuduudda Soomaaliya iyo Kenya, halkaasi oo dhowaan ay ku dagaalameen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubaland.
from VOA https://ift.tt/2TCRIA5
via IFTTT
No comments:
Post a Comment