Dalaka Mareykanka waxaa ku sii faafaya xanuunka Coronavirus ama COVID 19. Haddii uu sii socdo faafista canuunkan waxaa dhici karta inuu saameyn ku yeesho goobaha ay bulshada isugu yimaadaan. Meelaha isha sida gaarka ah loogu hayo waxaa ka mida goobaha cibaadada. Haddaba, sidee masaajidada dalkan Mareykanka ku yaalla ay arrintan u wajahayaan? Falastiin Axmed Iiman ayaa ka wareysatay Sheikh Cabdiraxmaan Shariif oo ah imaamka Masaajidka Daarul-Hijra ee Magaalada Minneapolis.
from VOA https://ift.tt/2xaLwYj
via IFTTT
Saturday, March 7, 2020
Sidee Masaajidadu u Wajahayaan Faafista Crono Virus?
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment