Sunday, April 5, 2020

Boris Johnson oo la Dhigay Cisbitaalka

Afhayeen u hadlay Xafiiska Ra'iisulwasaaraha ee Downing Street ayaa sheegay in gelinkii danbe ee Axaddii Mr. Johnson la geeyey cisbitaalka si baaritaano caafimaad  oo dheeri ah loo marsiiyo.

from VOA https://ift.tt/2JJxvnI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment