Sunday, April 26, 2020

Soomaaliya oo soo warisay 46 kiisas cusub oo COVID-19 ah

Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd shaacisay In cudurka Covid19 laga helay 46 qof oo cusub. Wasaaradda caafimaafka ayaa sheegtay In 33 ka mid ah dadka laga helay ay lab yihiin, halka 13-kalena ay dumar yihiin.

from VOA https://ift.tt/3eOjKlQ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment