Ganacsiyada yar yar ee dalka Mareykanka, oo ay ku jiraan kuwa Soomaalida, ayaa la sheegey in ay si weyn u taabatey xayiraada ka dhalatey xanuunka Coronavirus, taasi oo qasab ka dhigtay in badankood la xiro.
from VOA https://ift.tt/3aNaKKJ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment