Roob xoog leh oo xalay ka da'ay qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud ayaa sababay dhimashada afar qof oo caruur ah iyo dhaawaca laba qof oo kale oo midi ay tahay hooyadii dhashay caruurtan oo isku qoys ahaa.
from VOA https://ift.tt/2VOChH3
via IFTTT
No comments:
Post a Comment