Wednesday, April 29, 2020

Lamaanayaal ka faa'iideystay bandowga ka jira Jabuuti

Cabdillahi Adam Siciid iyo xaaskiisa Sahra Maxamed Cabdillahi waa qoys ku nool xaafadda Balbala ee Jabuut, waxaana ay sheegeen inay ka faa'iideystaan amarka ah in dadka ay guryahooda ku negaadaan.

from VOA https://ift.tt/3eYJqMB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment