Thursday, April 23, 2020

Bisha Ramadan oo caawa laga arkay Soomaaliya iyo Kenya

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diintaee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqday in berri oo jimco ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan,lagana arkay gudaha Dalka.

from VOA https://ift.tt/3awH6Jw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment