Tuesday, April 28, 2020

Beesha Caalamka oo soo dhoweysay heshiiska Jubaland

Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa soo soo dhoweeyey wada-hadalladii maamulka Jubaland iyo Golaha Isbadal doonka Jubaland, ee hogaamiyey heshiis dib-u-heshiisiin oo ay kala saxiixdeen 23-kii April.

from VOA https://ift.tt/3bHeMFw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment