Tuesday, April 28, 2020

Laascaanod oo maalintii labaad aan qaad ka keenin

Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa maalinkii Labaad uusan qaad iman kadib markii mas'uuliyiintu ay amreen in la joojiyo si looga hortago cudurka COVID-19. Arrintaas iyo amaro uu soosaaray booliisku gobolka ayaa weriyahayaga Cabdikariim Olol uu ka ka waraystay taliyaha booliska Gobolka Sool Maxamed Saleebaan Gooni.      

from VOA https://ift.tt/2WcmjWy
via IFTTT

No comments:

Post a Comment