Sunday, April 26, 2020

Muuqaallo muujiyey tareenka hogaamiyaha North Korea

Sawirro satellite-ka ah ayaa muujinaya tareen la rumeysan yahay in uu yahay kan hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong Un uu ku sugan yahay guri ku yaalla magaalo loo dalxiis tago ee dhanka bari ee dalkaasi, xilli ay jiraan kala duwan oo ku saabsan caafimaadka hogaamiyaha.

from VOA https://ift.tt/2Y8nbxF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment