Tuesday, April 28, 2020

Seattle: Hooyo Soomaali ah iyo gabadheeda oo u dhintay COVID-19

Saddex qof oo Soomaali ah, oo ay ku jiraan hooyo iyo gabar ay dhashay, ayaa magaalada Seattle ee gobolka Washington ee galbeedka Mareykanka ugu geeriyootay xanuunka COVID-19.

from VOA https://ift.tt/2zFNxxb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment