Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo qaar ka mid ah siyaasiyiintii kasoo horjeeday ee la baxay isbadal doonka Jubaland ayaa maanta heshiis ku gaaray magaalada Nairobi kadib wada-hadallo muddo socday.
from VOA https://ift.tt/2Vu8aVe
via IFTTT
No comments:
Post a Comment