Monday, April 27, 2020

ILEYSKA VOA: Saameynta Coronavirus ee amniga Soomaaliya

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeelan karo amniga Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.  

from VOA https://ift.tt/2Sb3ZvG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment