Jeneral-ka fallaagada ah ee dalka Libya Khalifa Haftar ayaa Isniintii ku dhowaaqay inuu haysto "sharciyadda dadka" ee ah inuu dalka hogaamiyo, isaga oo sheegay inuu soo geba-geboobay heshiis siyaasadeedkii la gaaray 2015.
from VOA https://ift.tt/2W2li32
via IFTTT
No comments:
Post a Comment