Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan qeyb kale oo ku saabsan taariikhdii Axmed Ismaaciil (Xudeydi) oo uu ka warramayo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo waliba qoddobo kale.
from VOA https://ift.tt/3aH1hUR
via IFTTT
No comments:
Post a Comment