Ra'iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa kalsooni ka muujiyey in Mareykanka uu laba bil gudahood ku siin doono fasax ay Israel ugu dhaqaaqdo qorshe ay ugu darsaneyso qeybo ka mid ah Daanta Galbeed.
from VOA https://ift.tt/3aD9pGd
via IFTTT
No comments:
Post a Comment