Tuesday, April 28, 2020

Wareysi: Deni oo ka warbixiyey fatahaadda Qardho

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, oo waraysi gaar ah siiyay VOA, ayaa sheegay in ay boqolaal qof barakaceen, hanti iskugu jirta guryo la degenaa iyo goobo ganacsina ay dumeen kadib daadad ku rogmaday magaalada Qardho.

from VOA https://ift.tt/2W5lm25
via IFTTT

No comments:

Post a Comment