Thursday, April 23, 2020

Sacuudiga oo isku diyaarinaya xayiraad saliid oo ka iman karta Trump

Sacuudi Carabiya ayaa ka fakareysa halkii ay u weecin lahayd malaayiin barmiil oo saliid cayriin ah, oo saran maraakiib saliidda qaada oo ku wajahan Mareykanka, haddii madaxweyne Trump uu mamnuuco saliida laga soo dhoofiyo boqortooyada.

from VOA https://ift.tt/2yyFWQi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment