Thursday, April 30, 2020

Bandhigga VOA: Halista wararka been abuurka ee la xiriira COVID-19

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista ka dhalan karta wararka been abuurka ah ee la xiriira cudurka Coronavirus. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.  

from VOA https://ift.tt/3cUqPQ6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment