Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in xalay ay sagaal qof ku dhinteen isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho, oo ah isbitaalka ay dowladda u qorsheysay in la dhigo dadka qaban xanuunka COVID-19.
from VOA https://ift.tt/35dG5Vt
via IFTTT
No comments:
Post a Comment