Dowladda Soomaalya ayaa shaaca ka qaaday in 54 qof laga helay cudurka 24-kii saac ee lasoo dhaafay, kuwaasi oo dhammaantood ku sugan gobolka Banaadir. from VOA https://ift.tt/2zEFHUh via IFTTT
No comments:
Post a Comment