Thursday, April 23, 2020

Tedros Adhanom oo baaq u diray Mareykanka

Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay inuu rajeynayo in Mareykanka uu dib uga fiirsado go'aanka uu ku joojiyey lacagtii uu ku maal-gelin jiray ururka, hase yeeshee, ahmiyaddiisa koowaad ay iminka tahay joojinta cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus iyo bad-baadinta nolosha.

from VOA https://ift.tt/3at07wd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment