Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii sheegay in qaabkii ay Shiinaha ula tacaaleen cudurka Coronavirus ay caddeyn u tahay in Beijing "ay sameyn doonto wax kasta oo ay awooddo", si uu u lumiyo doorashada madaxweynaha ee bisha November.
from VOA https://ift.tt/35pYTRG
via IFTTT
No comments:
Post a Comment