Weerar la aaminsan yahay in loo adeegsaday hoobiyeyaal ayaa lagu soo warramayaa caawa in mar kale lala beegsaday nawaaxiga saldhigga Xalane ee magaalada Muqdishu. Waxaan la ogeyn haddii uu jiro khasaaro ka dhashay weerarka.
from VOA https://ift.tt/2VF8joV
via IFTTT
No comments:
Post a Comment