Tuesday, April 28, 2020

Trump oo Shiinaha ka doonaya magdhow la xiriira Corobavirus

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in laga yaabo inuu Shiinaha ka dalbado magdhow la xiriira cudurka Coronavirus ee kasoo billowday magaalada Wuhan ee dalkaas, kadibna ku faafay caalamka.

from VOA https://ift.tt/2ScKjHx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment