Magaalada Qardho ee maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa weli ka muuqda burburkii fatahaadihii ku dhuftay habeen hore, taasi oo horseeday dhimashada toddoba qof iyo barakaca dad kale oo aad u badan. from VOA https://ift.tt/2yQHZiO via IFTTT
No comments:
Post a Comment