Saturday, April 25, 2020

Ma dhab baa in Covid-19 uusan kusoo laaban qof uu hal mar ku dhacay?

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay iney jirin caddeyn muujineysa in dadka qaaday COVID-19 ay leeyihiin unugyada ka hortaga cudurka ee ka ilaalinaya in qofkaasi uu markale soo rito coronavirus.

from VOA https://ift.tt/352OvyS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment