Thursday, April 2, 2020

Coronavirus oo saameeyey howlihii xawaaladaha Soomaalida

Saameynta kala duwan ee uu yeeshay cudurka Coronavirus waxaa ka mid ah Xawaaldaha Soomaalida oo qaarkood ay howlahoodii hakiyeen halka qaar kalena ay xadideen tirada lacagta uu qofku diri karo.

from VOA https://ift.tt/3dKgYxs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment