Friday, April 3, 2020

COVID-19 oo Yurub ku dilay ku dhowaad 40 Soomaali ah

Xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa faro ba'an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool Yurub, oo cudurka illaa iyo hadda uu ku dilay dad ku dhow 40 qof.

from VOA https://ift.tt/39BH9mF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment