Friday, April 3, 2020

Faaqidaadda: Xaaladda nololeed ee shacabka Koonfur Galbeed

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda nololeed ee shacabka ku nool deegaanada maamulka Koonfur Galbeed iyo caqabadaha kale duwan ee ay wajahayaan. Waxaa Baydhaba kusoo diyaariyey Mukhtara Maxamed Catoosh.  

from VOA https://ift.tt/2X2VZ33
via IFTTT

No comments:

Post a Comment