Barnaamijka Galka Baarista waxa uu maanta ku saabsan yahay waayo aragnimada dadka Soomaaliyeed ee ehelladooda ay u dhinteen cudurka Coronavirus, iyo sababta keentay in cudurka uu si weyn ugu faafo bulshooyinka Soomaalida ee ku nool dalka dibeddiisa.
from VOA https://ift.tt/3e4NpGT
via IFTTT
No comments:
Post a Comment